Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xero Nacnac iyo askar badan oo…

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray oo ka dhacay banaanka hore ee xerada ciidamada tababarka Nacnac ee kutaala degmada Wadajir. Sida aan wararka ku helnay qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray ayaa dhax galay koox dhalinyaro ah oo saf ugu jiray in ay … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii Ismiidaaminta ee ka dhacay Xero Nacnac iyo askar badan oo…